Ciidamada Danab iyo Kuwo Mareykan ah oo howlgal gaar ah ku dilay 35-dagaalyahan

Ciidamada Kumaandooska Soomaaliya ee loo yaqaan Danab oo garab ka helayay ciidamo Mareykan ah ayaa howlgal qorsheesan waxa ay ku dileen dagaalyahano katirsan kooxda Al Shabaab. Ciidamada huwanta ah ayaa xalay howlgal qorsheesan ka fuliyay deegaano katirsan gobolka Hiiraan oo Al Shabaab  xarumo ku lahaayeen, waxaana howlgalkan ka dhashay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac. … Continue reading Ciidamada Danab iyo Kuwo Mareykan ah oo howlgal gaar ah ku dilay 35-dagaalyahan